113 : 1
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
★
113 : 2
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
2. Sharka wuxuu abuuray;
★
113 : 3
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
★
113 : 4
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَـٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ
4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
★
113 : 5
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.
★