114 : 1
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
★
114 : 2
مَلِكِ ٱلنَّاسِ
2. Boqorka dadka.
★
114 : 3
إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ
3. Ilaaha dadka.
★
114 : 4
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ
4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
★
114 : 5
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ
5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
★
114 : 6
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ
6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.
★